DHAGEYSO:Kalluumeysatada deegaanka Nyali oo agab la guddoonsiiyay

0
183

Waxaa agab uu qiimihiisa lacageed yahay in ka badan 12 milyan oo shilin la guddoonsiiyay kalluumeysatada deegaanka Nyali ee ismaamulka Mombasa.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan faahfaahinaya.