Sheekh Cabdicasiis Dhaqane oo ka mid ah ducaadda ismaamulka Mandera ayaa bulshada muslimiinta ah ku boorriyay in xilliga bisha barakeysan ee Ramadaan ay caawiyaan walaalahooda danyarta ah.
Sidoo kale mid ka mid ah ganacsatada dowlad deegaankaas ayaa soo jeediyay in Alle bari la sameeyo xilliga Ramadaanna si gaar ah la isugu gargaaro.