Waxaa lagu soo warramayaa in isbitaal la geeyay in ka badan 150 ka mid ah ardayda dugsiga sare ee ay wada dhigtaan wiilasha iyo gabdhaha ee Amabuko .
Dugsigan ayaa ku yaalla deegaanka Nyaribari Masaba ee ismaamulka Kisii.
Tani ayaa timid ka dib markii ay ardaydan ka sheegteen xanuun dhanka caloosha ah iyo shuban.
Waxaa lagu daaweeyay isbitaallada ku yaalla Kisii iyo Nyamira ka hor inta aan loo oggolaan inay dugsiga ku laabtaan.




