DHAGEYSO:Dadaab oo lagu qabtay kulan lagu dhiirigelinayay gabdhaha

0
224

Hay’ad ka howlgasha ismaamulka Garissa ayaa deegaanka Dadaab kulan dhiirigelin ah iyo taageero aqooneed u qabatay gabadho.
Axmadnuur Cabdullaahi oo ah madaxa hay’adda Mercycorps ee dowlad deegaanka Garissa ayaa ka warbixiyay kulankan iyo waxyaabaha ay u qabteen gabdhaha.