DHAGEYSO:Ganacsatada Wajeer oo dalbanaya lacago uga maqan dowladda ismaamulka

0
256

Ganacsatada Wajeer oo u badan qandaraasleey ayaa barasaabka ismaamulka Wajeer ugu baaqay in maamulkiisa uu si degdeg ah ku bixiyo lacago uga maqan.
Cabdiraxmaan Mucaawiye ayaa qodobkan faahfaahinaya.