Ku xigeenka madaxweynaha dalka , Rigathi Gachagua ayaa sheegay inuu ku adkeysanaya oo uunan marnaba raaligelin ka bixin doonin hadalkiisi ahaa in saamiga dowladeed ee isbeheysiga Kenya Kwanza lagu qaybsanaya taageeradii la siiyay madaxweyne William Ruto.
Xilli uu ku sugnaa deegaanka Kapsabet ee ismaamulka Nandi ayuu xusay inuunan jirin wax khilaaf ah oo kala dhexeya madaxweynaha wadanka balse ay jiraan shakhsiyaad isku dayaya inay fidno ka dhex abuuraan.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Madaxweyne ku xigeenka dalka oo sheegay inuunan raaligelin ka bixinayn saamiga siyaasadeed...




