DHAGEYSO:Deeq raashiin ah oo la gaarsiiyay qoysas ay shalay cabashadooda baahisay warbaahinta Star

0
197

Waxaa deeq raashin ah la gaarsiiyay qoysas soomaaliyeed oo shalay cabashadooda aan halkan ka baahinay.
Waxaa cabashadooda ka soo jawaabay qaar ka mid ah dhageystiyaasha ku xiran warbaahinta Star.
Dadkii raashinka la gaarsiiyay ayaa ka mahadceliyay gurmad loo fidiyay, sidoo kale Sheekh Muxumad Cabdulqaadir oo ka mid ah culimada xerada qaxootiga IFO ayaa u mahadceliyay dadkii soo caawiyay qoysaskan.