DHAGEYSO:Mid ka mid ah dukaamada waawayn ee dalka oo faraciisi 11-aad ka hirgeliyay Mombasa

0
147

Iyadoo uu gudaha wadanka ka jiro sicir barar nololeed ayaa waxaa magaalada Mombasa ee gobolka Xeebta xarigga looga jaray faracii 11-aad ee mid ka mid ah dukaamada waawayn ee laga adeegto ee wadanka .
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan oo faahfaahsan Mombasa ka soo diray.