Hoggaamiyaha isbeheysiga mucaaradka ee Azimio La Umoja-One Kenya ,Raila Odinga oo wareysi bixiyay ayaa maamulka talada dalka haya ee Kenya Kwanza ku dhaliilay canshuurta dheeraadka ah ee uu soo rogay.
Waxaa uu carrabka ku adkeeyay in aan dal lagu dhisi karin canshuur shacabka lagu kordhiyo.