Isbeddellada uu sameeyay madaxweynaha Kenya waxaa ka mid ah inuu soo magacaabay safiir iyo wakiil oo kala matalaya dalka Soomaaliya iyo jamhuuriyadda iskeed madax banaanida ugu dhawaaqday ee Somalilnad.
Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa safiirka Kenya u fadhin doona wadanka Soomaaliya u magacaabay Hon. Kirin.o Kubai.
Waxaa uu sidoo kale wakiil Kenya u joogi doono Somaliland u magacaabay Mr. Cabdi Weli Muxumad Husse.
Wali dowladda Soomaaliya kama hadli tallaabada uu madaxweynahe William Ruto u soo magacaabay wakiil Kenya ku matali doono jamhuuriyadda Somaliland.