DHAGEYSO:Raila Odinga: Wax shuqul ah kuma lihi in madaxweyne William Ruto uu tago gobolka Nyanza

0
276

Hoggaamiyaha isbeheysiga mucaaradka ee Azimio La Umoja –One Kenya Raila Odinga ayaa sheegay inuunan wax shuqul ah ku lahayn in madaxweynaha dalka William Ruto uu tago meelaha uu mucaaradka ku leeyahay taageero xooggan oo siyaasadeed sida gobolka Nyanza.
Waxaa uu sheegay in madaxweynaha uu xor u yahay howlaha loo igmaday balse aynan marnaba ka yeelayn siyaasad aan wanaagsanayn.