Isbeddellada uu sameeyay madaxweynaha wadanka waxaa ka mid ah inuu soo magacaabay safiirro iyo ku xigeenno cusub halka kuwo kalena uu shaqooyinka u kala wareejiyay.
Madaxii hore ee fulinta ee maamulka qaabilsan soo iibinta iyo qaybinta agabka caafimaadka ee KEMSA, Terry Ramadhani oo shaqada laga istaajiyay bishii Shanaad ee sanadkan ka dib markii lala xiriiriyay geeddisocod qandaraas oo aan si habboon loo bixin ayaa hadda loo magacaabay ku xigeenka safiirka Kenya ku matalo wadanka India.
Safiirrada la soo magacaabay ama dalal kale loo wareejiyay ee Kenya matali doono oo si degdeg ah xafiisyada ula wareegaya ayaa kala ah:
Ambasadoor Tabu Irina Dublin – Ireland
Amb. Willy Bat Beijing – Shiinaha
Jane Wairimu Ndurumo – Koonfur Afrika.
Amb. George Morara Orina – Itoobiya
Colonel Retired Shem Amadi – DRC Congo
Ms. Sabdio Dido Bashuna – Botswana
Mr. Jeremy Nyamasyo Ndola – Suudaanta Koonfureed
Mr. Jeremy Laibuttah – Suudaan
Mr. George Macgoye – Jabuuti
Ms. Joyce Khasimwa Mmaitsi – Angola
Amb. Phillip Mundia Githiora – Mozambique
Amb. Isaac Keen Parashina – Nigeria
Ms. Janet Mwawasi Oben – Rwanda
Hon. Kirin.o Kubai – Soomaaliya
Ms. Mercy Mueni Mutuku – Tanzania
Mr. Cabdi Weli Muxumad Husse – Hargeisa, Somaliland.
Ms. Fouzia Cadiraxman Cabaas- Switzerland
Amb. Betty Chebet Cherwon- Faransiiska
Amb. Fredrick Musambili Matwan’ga – Talyaaniga
Amb. Angeline Kavindu Musili – Sweden
Amb. Stella Orina – Jarmalka
Ms. Nairimas Sharon Ole Sein – Spain
Mr. Maurice Makoloo – Austria
Prof. Peter Ngure – Danjiraha Kenya ee hay’adda qaramada midoobay ee arrimaha waxbarashada , sayniska iyo dhaqanka ee UNESCO ee magaalada Paris ee Faransiiska.
Mr. Peter Munyiri – India
Prof. Emmy Jerono Kipsoi – Kuuriyada Koonfureed
Mr. John Ronald Ekitela – Malaysia
Dr. Wilson Kogo – Australia
Mr. Maxamad Ramadhan Ruwange – Sacuudi Carabiya.
Lt. Gen Albert Kendagor – Israel
Mr. Maxamad Nuur Aadan – Qatar
Safiirro ku xigeennada ayaa kala ah
Amb. James Waweru – Switzerland
Dr. Alome Kasera Achayo – France
Amb. Edwin Afande – Ingiriiska
Ms. Valerie Ruene – Jarmalka
Ms. Irene Maswan -Ruushka
Mr. Daniel Cheruiot Tanui – Belgium
Mr. Anthon Mayo Ngugi- Netherlands
Dr. Jayne Khasoa Luseneka – Ku xigeenka danjiraha Kenya ee hay’adda qaramada midoobay ee arrimaha waxbarashada , sayniska iyo dhaqanka ee UNESCO ee magaalada Paris ee Faransiiska.
Mr. Moni Manyanqe – Canada
Ms. Terry Ramadhani – India
Ms. Lynette Mwendwa Ndile -Shiinaha
Amb. Jackline Moraa Kenani – Kuuriyada Koonfureed
Amb. Arthur Andambi – Japan iyo
Mr. Daniel Mumina Nganda – Imaaraadka.




