DHAGEYSO:Qoyska wiil laga afduubtay Mombasa oo sheegay in wiilkooda ay gacanta ku hayaan hay’adda NISA ee Soomaaliya

0
220

Qoyska nin dhallinyaro soomaali ah oo ka soo jeeda magaalada Mombasa ee gobolka Xeebta ee dalka ah ayaa codsadeen cadaalad ka dib markii ay sheegeen in wiilkooda horraantii bishii hore laga afduubtay bartamaha magaaladaasi.
Aabaha dhalay wiilkan ayaa ku andacooday inuu ka war helay in wiilkiisa ay haatan gacanta ku hayaan hay’adda sirdoonka qaranka Soomaaliya ee NISA.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan faahfaahinaya