Waxaa duleedka xerada qaxootiga ee Dhagaxleey ku taalla beer lagu xanaaneeyo Shinnida oo uu leeyahay Cumar Cabdullaahi Aadan.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa ku booqday beertiisa oo warbixintan ka diyaariyay.