Waaxda saadaasha hawada oo sheegtay in roobabka El Nino aysan noqon doonin kuwo culus

0
505

Waaxda saadaasha hawada ee dalka ayaa sheegtay in robabka dayrta ah ee la rajeynaya ee El-Nino aysan noqon doonin kuwa u culus sidii horay loo saadaaliyay.
Hasa ahaate dowladda dhexe iyo ismaamullada ayay ugu baaqday inay sii wadaan u diyaargarowga saameynta ka dhalan karta roobabkan.
Waaxda saadaasha hawada ee dalka ayaa horraan soo saartay digniin ah in laga billaabo bishan ilaa bisha 12-aad ee sanadkan ay wadanka soo wajihi karaan xaaladaha cimillada ee loo yaqaano El Nino.