Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Xildhibaanka Kiharu oo beeniyay in dekadda Mombasa la wareejinaya

DHAGEYSO:Xildhibaanka Kiharu oo beeniyay in dekadda Mombasa la wareejinaya

Mudanaha deegaan baarlamaneedka Kiharu ee ismaamulka Murang’a sidoo kalena ah guddoomiyaha guddiga qoondeynta miisaaniyadda ee baarlamaanka dalka Ndindi Nyoro ayaa sheegay inuunan jirin qorsho dowladeed oo dekadda Mombasa loogu wareejinaya shakhsiyaad ama shirkado gaar ah.
Waxaa uu hoosta ka xarriiqay in maamulka madaxweyne William Ruto uu dadaal ku bixinaya wanaajinta adeegyada dekadda sidaasi awgeedna arrinta la hadal hayo ay tahay mid lagu marin habaabinaya shacabka.

Hadalka xildhibaanka ayaa ku soo aadaya hal maalin un ka dib markii hoggaamiyaha isbeheysiga mucaaradka ee Azimio La Umoja-One Kenya Raila Odinga uu dowladda ku dhaliilay qorshahan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments