Qaar ka mid ah haweenka ka soo jeedo deegaan baarlamaneedka Koonfurta Wajeer ayaa sheegay inay taageerayaan codsiga ay xildhibaanka deegaankaasi Maxamad Caddow iyo siyaasiyiinta kale ay u gudbiyeen guddiga wada hadallada qaran ee siyaasadeed ku yeelanaya xarunta Bomas ee magaalada Nairobi kaasoo ay ku doonayaan in Koonfurta Wajeer laga dhigo dowlad deegaan ama ismaamul.
Haweenkan oo warbaahinta la hadlay ayaa aragtidooda sidatan u muujiyay.