Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Madaxweyne ku xigeenka dalka oo sheegay in dowladda ay ku dadaalaysa sidii...

DHAGEYSO:Madaxweyne ku xigeenka dalka oo sheegay in dowladda ay ku dadaalaysa sidii loo yaren lahaa saameynta roobabka ee El-Nino

Ku xigeenka madaxweynaha dalka , Rigathi Gachagua ayaa dhanka kale sheegay in dowladda dhexe ay ku dadaalaysa sidii loo yaren lahaa saameynta roobabka dayrta ah ee la rajeynaya ee El-Nino.
Waxaa uu tilmaamay in dowladda dhexe, ismaamullada iyo hay’adaha horumarka ka shaqeeya ay dhawaan yeelan doonaan kulan lagu jaangooynaya miisaaniyadda ay dhinacyadan ku bixin karaan la tacaalidda daadadka si biyaha badan ee roobka la rajeynaya looga faa’iidaysto.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments