Guddiga aqalka sare ee baaritaannada ku haya dilalkii laga soo tabiyay keynta Shakahola ee ismaamulka Kilifi ayaa sheegay inuu codsan doono in waqti dheeraad ah la siiyo si uu baaritaannada u soo gabagabeeyo.
Waxaa arrinkan shaaca ka qaaday senatarka ismaamulka Tana River, Danson Mungatana oo guddigan hoggaaminaya.
Mungatana ayaa carrabka ku adkeeyay inay weli uruurinayaan xogahaha ku saabsan dhacdooyinkii halkaasi laga soo tabiyay sidaasi awgeedna ay shacabka ka codsanayaan inay ka war sugaan oo ay dul qaataan.
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Guddiga aqalka sare ee baaraya dilalkii Shakahola oo muddo dheeraad ah codsaday