DHAGEYSO:Dacwaddii ka dhanka ahayd doorashadii xilka xildhibaanimo ee Lagdera oo laga heshiiyay

0
197

Barasaabka ismaamulka Garissa Nathiif Jaamac Aadan ayaa wax lagu farxo ku tilmaamay in laga heshiiyay dacwaddii u dhexeysay musharraxiintii ku loolamayay doorashadii deegaan baaralmaaneedka Lagdera ee dowlad deegaankaasi.
Waxaa uu kiisakan u dhexeyay Cabdiqani Saytuun iyo xldhibaanka deegaanka Lagdera Cabdiqaadir Xuseen Maxamad (Carabduur)