Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Ururrada bulshada ee gobolka Xeebta oo ka soo horjeestay in dekadda la...

DHAGEYSO:Ururrada bulshada ee gobolka Xeebta oo ka soo horjeestay in dekadda la wareejiyo

Ururrada bulshada ee ka soo jeeda gobolka Xeebta ee dalka oo ay horkaceyso hay’adda u ololeysa arrimaha xuquuqul aadanaha ee Haki Afrika ayaa si wayn uga soo horjeestay qorshaha dowladda dhexe ay ku doonaysa in dekadda ismaamulka Mombasa lagu wareejiyo shirkad gaar ah.
Waxaa ay hoosta ka xarriiqeen in tani aynan marnaba dhici doonin
Ururrada ayaa doonayan in dowladda dhexe ay mas’uuliyada maamulka dekedda ay u dayso maamullada dowlad deegaanada gobolka Xeebta.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments