Culimaaudiinka ismaamulka Wajeer oo uu ka mid yahay guddoomiyaha golaha sare ee muslimiinta dalka ee SUPKEM laantiisa gobolka Waqooyi Bari Dr. Aadan Yuunis Sheekh Ibraahim ayaa dhallinyarada ku boorriyay inay bartaan culuunta farsamada gacanta.
Sidoo kale waxay dowladda hoose ee ismaamulka Wajeer ka codsadeen inay maalgeliso machadka tababarka farsamada gacanta ee ismaamulkaasi.