Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Mas’uuliyiinta IEBC oo diiday inay hor tagaan guddiga wada hadallada qaran

Mas’uuliyiinta IEBC oo diiday inay hor tagaan guddiga wada hadallada qaran

Guddoomiyihii hore ee guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka iyo xuduudaha dalka ee IEBC, Wafula Chebukati iyo saraakiishii sare ee kala ah Cabdi Yaaquub Guuliye iyo Boya Molu ayaa diiday inay maanta hor tagaan guddiga xarunta Bomas ee magaalada Nairobi ku qabanaya wada hadallada siyaasadeed.
Bayaan ay si wadajir ah u soo saareen ayay ku sheegeen inaynan doonayn inay khiyaanaan saraakiishii guddiga ee la dhibaateeyay.
Waxay ku baaqeen in la soo dhiso guddi xaqiiqo raadin ah.
Xeer ilaaliyihii guud ee hore Prof. Githu Muigai oo guddiga wada hadallada qaran hor tagay ayaa dhankiisa ku taliyay in la yareeyo tirada ismaamullada iyo deegaan baarlamaneedyada dalka.

 

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments