Madaxweynaha Turkiga oo la kulmay dhigiisa Azerbaijan

0
223

Madaxweynaha dalka Turkiga ,Recep Tayyip Erdogan ayaa kulan la qaatay dhigiisa wadanka Azerbaijani Ilham Aliyev.
Waxaa uu bogaadiyay guulaha ay ciidamada militariga ee dowladda dalkaasi ay ka soo hooyeen gobolka Nagorno-Karabakh.
Tani ayaa imaanaysa iyadoo kumanaan ka mid ah shacabka u dhashay Armenia ay halkaasi ka qaxayaan.