DHAGEYSO:Madaxweyne ku xigeenka dalka oo sheegay in la yareyn doono qiimaha maciishadda

0
177

Ku xigeenka madaxweynaha dalka Rigathi Gachagua ayaa difaacay waxqabadka madaxweyne William Ruto.
Waxaa uu shacabka gobolka bartamaha dalka iyo si guud kenyaanka ka codsaday inay dowladda talada haysa waqti siiyaan oo ay ugu dul qaataan wax ka qabashada sicir bararka nololeed ee jira.
Waxaa uu intaasi ku daray in hoggaamiyaha dalka uu dadaalaya inta karaankiisa ah isagoo sheegay in qiimaha kordhay ee shidaalka aynan ahayn arrin Kenya keliya ku kooban.