DHAGEYSO:Kulan kubadeed u dhexeyay Mandera iyo Beledxaawo oo lagu maamuusayay maalinta nabadda oo la cayaaray

0
205

Cayaar kubadda cagta ah oo uu dhexesay ismaamulka Mandera iyo degmada Beledxaawo ee gobolka Gedo ee dalka Soomaaliya oo lagu maamuusayay maalinta nabadda adduunka ayaa lagu qabtay magaalada Mandera.
Cabdiqafaar Cumar Ibraahim ayaa qodobkan faahfaahinaya