DHAGEYSO:Xoolo dhaqatada soomaalida ah ee Kwale oo burcad ka cabanaya

0
168

Bulshada soomaalida ee xoolo dhaqatada ah ee tuulada Samburu oo ka tirsan ismaamulka Kwale ee gobolka Xeebta ayaa ka cabanaya burcad xoolaha ka dhacda.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan faahfaahinaya