DHAGEYSO:Maalinta nabadda oo laga xusay Garissa

0
161

21-ka bisha Sagaalaad ee sanadwaliba waxaa caalamka laga xusaa maalinka adduunka ee nabadgalyada iyadoo dadweynaha lagu baraarujiyo muhiimadda ay leedahay nabadda iyo dhibaatooyinka ka dhasha rabshadaha.
Waxaa munaasabad noocaan ah lagu qabtay magaalada Garissa iyadoo bulshada loogu baaqay inay ku dadaalaan nabadgalyada.