DHAGEYSO:Daarfuur oo lagu caleema saaray ugaas cusub

0
166

Waxaa magaalada Daarfuur oo ka tirsan deegaan baarlamaneedka Koonfurta Wajeer lagu qabtay xaflad lagu caleema saaray ugaaska mid ka mid ah beelaha deegaankaasi.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa qodobkan faahfaahinaya