Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Caalamka Dagaal ka dhacay Khartoum

Dagaal ka dhacay Khartoum

Waxaa lagu soo warramaya inuu mar kale dagaal ka dhex qarxay ciidamada difaaca dalka Suudaan iyo saraakiisha sida militariga u tababaran ee RSF.
Saraakiisha RSF ayaa maalinkii labaad weeraray saldhigga ugu wayn ee ciidamada militariga ee Suudaan ee magaalada Khartoum.
Wararka ayaa intaasi ku daraya in duqeynta awgeed uu dab qabsaday dhisme ka kooban 18 dabaq oo ku yaalla magaala madaxda Suudaan.
Goobjoogayaal ayaa sidoo kale warbaahinta u sheegay in lagu dagaallamay magaalada El-Obeid oo masaafo dhan 350 kiilomitir dhanka Koonfureed uga beegan Khartoum.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments