Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya DHAGEYSO:Muslimiinta oo laga codsaday inay ka qayb qaataan dhismaha masjidka Raxma ee...

DHAGEYSO:Muslimiinta oo laga codsaday inay ka qayb qaataan dhismaha masjidka Raxma ee IFO

Culimada xerada qaxootiga ee IFO ayaa bulshada muslimiinta ah ka codsaday inay ka qayb qaataan dhismaha masaajid laga dhisayo xeradaasi .
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa faahfaahinta qodobkan Dadaab ka soo diray.

Si dhismaha masjidka aad uga qayb qaadato waxaad guddiga masjidka kala xiriiri kartaa nambarka ah 0725311339

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments