Nairobi 105.9 Mombasa 103.5 Mogadishu 97.0 Garissa 97.1 Kismayu 89.5
Wajir 97.3 Isiolo 92.5 Mandera 97.5 Moyale 87.9 Masalani 97.1
Marsabit 87.7 Balambala 97.1 Laisamis 87.7 Dadaab 97.1 Habasweyne 97.3
Home Wararka Kenya Dowladda oo sheegtay inaynan qasab ahayn qaadashada kaarka Maisha

Dowladda oo sheegtay inaynan qasab ahayn qaadashada kaarka Maisha

Dowladda dhexe ayaa cadeeysay inaynan qof kasta qasab ku noqon doonin qaadashada kaarka aqoonsiga ee Maisha Card.
Xoghayaha joogtada ah ee waaxda socdaalka iyo jinsiyadda
Julius Bitok ayaa sheegay in isku diiwaangelinta nidaamkan ay tahay mid uu qofka iskiis u sameynaya.
Waxaa uu qorshuhu yahay in 29-ka bishan uu madaxweynaha dalka William Ruto daahfuro barnaamijkan oo ay ku baxaysa hal bilyan oo shilin.
Bitok ayaa intaasi ku daray in aqoonsiga qaran ee ay hadda kenyaanka isticmaalaan uu weli sii shaqeyn doono.
Arrintan ayuu ka sheegay ismaamulka Nakuru oo lagu qabanayay olole wacyigelin ah.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

- Advertisment -

Most Popular

Recent Comments