DHAGEYSO:Shahaadooyinka dhalashada oo la gaarsiiyay tuulada Xagarbuul ee Garissa

0
227

Hay’adda Haki Na Sheria ee ka shaqeysa xoojinta xuquuqda dastuuriga ah ayaa shahaadooyinka dhalashada carruurta gaarsiisay tuulada Xagarbuul oo ka tirsan ismaamulka Garissa waxaana tani ka mahadceliyay dadka deegaanka.