DHAGEYSO:Nin digaag ku dhaqdo Dadaab oo wajahaya caqabad dhaqaale

0
203

Siyaad Xareed Cabdi oo ka mid ah dadka ku nool xeryaha qaxootiga ee Dadaab ayaa billaabay dhaqashada digaagga ee ukuntiisa aadka looga isticmaalo xeryaha iyo magaalada Dadaab waxaana arrinkan gacan ka siiyay qaar ka mid ah hay’adaha samafalka.
Hasa ahaate dhaqaalihii hay’adaha oo hoos u dhacay awgeed waxaa uu Siyaad waayay taageeradii uu hay’adaha ka heli jiray.
Maxamad Baaruud Xuseen ayuu uga warramay dhaqashada digaagga iyo caqabadaha uu wajahaya.