DHAGEYSO:Go’aan shalay ka soo baxay maxkamadda oo looga soo horjeestay Mombasa

0
211

Culimada iyo kooxaha u ololeeya ka hor tagga guurka dadka isku jinsiga ah ee Mombasa ayaa ka soo horjeestay go’aan ay maxkamadda ugu sarreysa wadanka meesha uga saartay dacwad uu gudbiyay xildhibaanka deegaanka Homa Bay, Peter Kaluma oo diidanaa in dadka isku jinsiga ee wax iska daya loo oggolaado inay sameystaan ururro u gaar ah.
Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan faahfaahinaya.