Faransiiska oo diyaar u ah inuu caawiyo Morocco

0
216

Madaxweynaha dalka Faransiiska Emmanuel Macron ayaa sheegay in dowladiisa ay diyaar u tahay inay caawiso dalka Morocco oo uu dhul gariir saameeyay.
Dhulgariirka oo uu cabirkiisu ahaa 6.8 ayaa waxaa ilaa iyo hadda ku dhintay 2,122 qof.
Waxaa dhacdadaasi ku dhaawacmay 2,421 qof oo kale.