Maxkamadda ugu sarreysa wadanka oo laashay dacwad ka dhan ahayd xeerka maaliyadda

0
257

Maxkamadda ugu sarreysa wadanka ee Supreme Court ayaa dhinac iskaga dhigtay dacwad uu gudbiyay senatarka ismaamulka Busia kana mid ah shakhsiyaadka u ololeeya arrimaha bulshada Okiya Omtatah.
Waxaa ay Okiya iyo dad kale dacwadda racfaanka ah ku doonayeen in maxkamaddu ay hor istaagto dhaqangelinta xeerka maaliyadda ee sanadkan taasi oo aan laga oggolaan.