DHAGEYSO:Dil qof loogu gaystay Galbeedka Wajeer oo laga heshiiyay

0
243

Waxaa heshiis nabadeed laga gaaray xurguf ka dhacday tuulo hoos tagto deegaan baarlamaneedka Galbeedka Wajeer oo hal qof lagu dilay tiro kalena lagu dhaawacay .