DHAGEYSO:Dowladda oo sheegtay in la soo saari doona taleefanno qiimo jaban iyo adeeg intarneet oo lacag la’aan ah

0
428

Wasiirka wasaaradda warfaafinta, isgaarsiinta , tiknolojiyadda iyo dhaqaalaha dhijitaalka ah ee dalka Eliud Owalo ayaa sheegay in dowladda ay dejisay istaraatiijiyad lagu xaqiijinayo in wadanka uu ku horumaro dhanka tiknoolajiyadda.
Waxaa uu sheegay la soo saarayo taleefoono qiimo jaban oo casri ah iyo adeeg intarneet lacag la’aan ah.