DHAGEYSO:Halkee iska shabahaan aroosyada Sawaaxiliga, Carabta iyo Soomaalida?

0
279

Xiriirka soo jireenka ah ee ka dhexeeya dhaqanka arooska gobolka Xeebta ee Kenya iyo Gacanka Carbeed ayaa ah mid wali jira.
Wakiil wareedka warbaahinta Star ee gobolka Xeebta Maxamad Cabdi Bootaan ayaa tuulada Kinango uga qaybgalay aroos ay sidoo kale goobjoog ka ahayd barasaabka ismaamulka Kwale Faatuma Maxamad Achani