DHAGEYSO:Machad macallimiinta iyo dadka Qur’aanka xifdisan looga saxayo carrabka oo laga furay IFO

0
227

Waxaa xerada qaxootiga ee IFO lagu qabtay xaflad lagu furayay machad macallimiinta iyo dadka Qur’aanka xifdisan looga saxayo carrabka iyo qabka wax aqriska.
Maxamad Baaruud Xuseen ayaa warbixintan soo diray