Wakiilka haweenka ee ismaamulka Kirinyaga oo tagtay xarunta DCI-da

0
268

Wakiilka haweenka ee ismaamulka Kirinyaga Njeri Maina ayaa saaka tagtay xarunta waaxda dambi baarista dalka ee laanteeda Kerugoya ee dowlad deegaankaasi.
Waxaa ay qortay warbixin ku aadan dhacdo dhawaan iyada lagu dhaawacay.
Haweeneydan ayaa la dhaawacay xilli ay kormeereysay mashruuca biyaha ee dowlad deegaanka Kirinyaga.
Wakiilka dumarka ee Kirinyaga ayaa waxa uu dhaawac halis ah ka soo gaaray madaxa.