DHAGEYSO:Dhallinyaro shirkadda First Choice lacago ka khiyaantay oo codsaday in dhaqaalooda loo soo celiyo

0
360

Dhallinyaro doonayay in dalka dibaddiisa shaqo u raadsadaan islamarkaana shirkadda First Choice ay lacago ka qaadday kuwaas oo ay sheegtay inay u fududeynayso arrinkan.
Waxaa ay dhallinyaradan shirkaddan ku cadaadinayaan in ay u soo celiso lacagahooda maadaama laga khiyaanay.
Hasa ahaate shirkadda ayaa si rasmi ah u shaacisay in ay lacagahoodi u celisay 427 dhalinyaro ah.
Maamulaha shirkadda First Choice Judy Jepchirchir ayaa ku adkaysatay in dhammaan dadkii codsaday in lacagooda loo celiyo ay heleen.
Dhallinyaradan ayaa ka soo jeeda ismaamulka Nandi, islamarkaana warbaahinta la hadleen.