DHAGEYSO:Wada hadallo nabadeed oo looga hortagayo dhibaatooyinka xuduudda Garissa iyo Isiolo oo billowday

0
218

Waxaa billowday wada hadallo nabadeed oo looga hortagayo in aysan dib u soo laabaan muranka in muddo ah ka taagnaa xuduudda ay wadagaan deegaanka Lagdera ee ismaamulka Garissa iyo dowlad deegaanka Isiolo.
Waxaa in muddo ah colaad u dhexeysay laba beelood oo ka soo kala jeeda ismaamulladan.
Arrintaan waxaa ka hadlay waxgaradka laba dowlad deegaan oo wada hadallada u socdaan.