DHAGEYSO:Wakiillada deegannada hoose ee Dhamaajaaley iyo Baraki oo baaq ka soo saaray xiisadda ka taagan Garissa

0
284

Wakiillada golaha hoose ee ismaamulka Garissa ku matala deegaanka hoose ee Dhamaajaaley Cumar Cabdi iyo dhiggiisa Baraki Xasan Geelle ayaa baaq nabadeed ka soo saaray xiisadda ka taagan dowlad deegaanka Garissa.
Waxaa ay shacabka ka codsadeen inay joojiyaan farrimaha naceybka iyo kicinta ah ee ay hawada ama warbaahinta isku marinayaan.