DHAGEYSO:Madaxweynaha dalka oo ku baaqay in laga tanaasulo isqabqabsiga siyaasadeed loona adeegga shacabka

0
319

Madaxweynaha dalka William Ruto ayaa ku baaqay in laga tanaasulo isqabqabsiga siyaasadeed ee wadanka ka jiro.
Waxaa uu madaxweynaha ku boorriyay hoggaamiyayaasha ku kala qaybsan siyaasadda inay diiradda saaran u adeegidda shacabka si waafaqsan waajibaadkooda dastuuriga ah.
Ruto ayaa madaxda isbeheysiga Azimio ugu baaqay inay si buuxda uga soo baxaan waajibaadkooda la xisaabtanka dowladda iyagoo aan khalkhal gelin dalka.