DHAGEYSO:Dhallinyarada Garissa oo siyaabo kala duwan uga hadlay meher dhawaan lagu kala tegay Wajeer

0
271

Qaar ka mid ah dhallinyarda magaalada Garissa ayaa siyaabo kala duwan uga falceliyay wadaadkii diiday inuu mehriyo gabadh aabaheed uu u dalbay meher qaali ah.