DHAGEYSO:Madaxweynaha dalka oo kenyaanka ka codsaday inay siiyaan wakhti uu kaga dhabeeyo ballanqaadyadiisa

0
313

Madaxweynaha William Ruto ayaa kenyaanka ka codsaday in fursad loo siiyo u adeegida qaranka.
Waxaa uu sheegay in la siiyo wakhti uu kaga dhabeeyo ballanqaadyadii uu sameeyay xilligii ololaha doorashada.
Madaxweynaha ayaa kenyaanka u xaqiijiyay in cuntada beeralayda dalka soo saaraan lagu heli doono qiimo jaban.