DHAGEYSO:Arday dhameeysay fasalka 6-aad ee machadka Al-Rashaad ee Rhamu oo shahaadooyin la siiyay

0
179

Waxaa magaalada Rhamu ee ismaamulka Mandera lagu qabtay xaflad shahaadooyin lagu guddoon siinayay arday dhameeyay fasalka 6-aad ee markaska Al-Rashaad ee ku yaalla magaaladaasi.
Cabdiqafaar Cumar Ibraahim ayaa qodobkan faahfaahinaya.