Wararka Kenya DHAGEYSO:Guddi dadweynaha ka qayb gelinaya maareynta xarumaha diimeed oo gaaray Mombasa By star - August 4, 2023 0 255 Share FacebookTwitterPinterestWhatsApp Waxaa ismaamulka Mombasa gaaray xubnaha guddi ay dowladdu u xil saartay inuu soo uruuriyo aragtida shacabka ee ku aaddan maareynta xarumaha iyo ururrada diimeed. Maxamad Cabdi Bootaan ayaa qodobkan faahfaahinaya. https://starfm.co.ke/wp-content/uploads/2023/08/Bootaan-Mombasa-1.mp3